![]() |
KabashoAuthor: Hamda Hussein
Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata Language: so Genres: Health & Fitness, Islam, Mental Health, Religion & Spirituality Contact email: Get it Feed URL: Get it iTunes ID: Get it Trailer: |
Listen Now...
Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka
Episode 15
Monday, 13 April, 2026
Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan 🌸Ka falceli xilqaddan 😊







