![]() |
Adeeg WanaagAuthor: Somali Public Agenda
Public services in Somalia are highly limited due to the weakness of government institutions struggling to recover from destruction caused by conflict. However, even those government services that do exist fail to serve people effectively. Access to public services is a fundamental right for Somali citizens. Join Aweis Ahmed, the director of the SPA Policy Lab, and his guests, who will intensely discuss the public service matters in Somalia in the Adeeg Wanaag podcast. Language: en-us Genres: Education, Government Contact email: Get it Feed URL: Get it iTunes ID: Get it |
Listen Now...
Jaamacadda SIMAD iyo Kaalinteeda Adeegga Tacliinta Sare ee Dalka
Episode 46
Monday, 8 June, 2026
Burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya ka dib waxaa la furay jaamacado gaar loo leeyahay kuwaas oo dadaal ku bixiyey sidii ay u dabooli lahaayeen booskii hay’adaha waxbarashada ee dowladda. Tirada jaamacadaha Soomaaliya waxay hadda kor u dhaafayaan 130 jaamacadood. Jaamacadda SIMAD waxa ay ka mid tahay jaamacadihii ugu horreeyey ee la furay burburkii kadib, iyada oo soo saartay ku dhawaad 8,500 oo arday.Qeybtan 46-aad ee Adeeg Wanaag Podcast, Dr. Aweis Ahmed, iyo Dr. Abdikarim Mohaidin Ahmed oo ah guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, waxa ay ku falanqeynayaan guud ahaan adeegga tacliinta sare ee dalka, gaar ahaan Jaamacadda SIMAD iyo kaalinteeda ku aadan horumarinta adeegga tacliinta sare ee dalka. Contact Somali Public Agenda’s Adeeg Wanaag Podcast· Tweet us at @somalipubagenda, @Aweisade (the host), and @SPAPolicyLab· Email us at podcasts@somalipublicagenda.orgThanks for listening!













