allfeeds.ai

 

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali  

Codka Waayaha Cusub @ttb.twr.org/somali

Thru the Bible Somali

Author: Thru the Bible Somali

Codka waayaha Cusub wuxuu qayb ka yahay hayad dadka barta Kitaabka Qodduuska ah, oo loo yaqaanno (Thru-the Bible) ama Dhexmarka kitaabka Qodduuska ah. Taxanahan waxaa isku dubbariday horraan Ditoor J.Vernon McGee, waxaana lagu turjumay, oo lagu jaangooyey in ka badan 100 luuqadood iyo lahjado. Waxaa loo qaabeeyey barnaamijyo ka kooban 30 daqiiqo oo isku xig-xiga, kuwaasoo dhegaystaha uu ku baranayo Baybalka oo dhan. Iminka barnaamijyadaas oo dhan, waxay kugu jiraan internetka. Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah. Waxaanan ku faraxsan nahay in aad dooratay bal inaad wax badan ka barato Hadallada Ilaah adigoo dhegaysanaya barnaamijyadaas. Waxaa haddaba lagugu adkaynayaa inaad haatan dhegaysato ugu yaraan hal barnaamij maalintiiba, ka billaabata Isniinta ilaa iyo Jimcaha. Haddii aad sidaa yeesho toddobaad waliba, ayaa shanta sannadood ee soo socota ku baran doontaa qisooyinka kitaabka Qodduuska ah.
Be a guest on this podcast

Language: so

Genres: Christianity, Religion & Spirituality

Contact email: Get it

Feed URL: Get it

iTunes ID: Get it


Get all podcast data

Listen Now...


Wednesday, 1 January, 1000

 

We also recommend:


Musings of a German physicist and missionary
Uwe Muench

C3 Church Manhattan
C3 Church Manhattan

FBC Shelbyville Weekly Sermons
FBC Family

Christ und Welt
radio horeb

The City Gates Church
Jeff Schlenz, Pastor

Friendship Bible Church
Bill Johnson

Live from the Pulpit

Translation of the Meaning of the Quran in Chinese 2
EDC


WEEA RUTC TV

Meet The Believers
Meet The Believers

Wyong Baptist Church's Podcast
Wyong Baptist Church

Grace EV Free La Mirada Sermons
Grace Evangelical Free Church