![]() |
Codka Soomaalida DKAuthor: Mediegruppen for somailere i dk
This is a somali podcast made by "Mediegruppen for somaliere i DK" in Denmark, and would be in Somali and in Danish primary.This channel "Codka Soomaalida DK" is meant to be the voice of the somali diaspora in Denmark and the topics that are discussed would turn around this. But can be open for topics that are interesting generally for somali diaspora. Language: so-so Genres: News, Politics, Society & Culture Contact email: Get it Feed URL: Get it iTunes ID: Get it |
Listen Now...
Maqnaanshaha ragga: Ma iyagaa doortay mise system-ka ayaa saas ka dhigay? - Somali
Sunday, 31 December, 2023
Barnaamijka Codka Soomaalida waxaan qeybtan ku soo qaadan doonaa Mawduuc inta badan la iska inhdo tiro kaasoo ah caqabadaha ragga soomaaliyeed.Waxaynu si qoto dheer u falanqeyneynaa dood ku saabsan.• Aabenimada• Masuuliyada ragga• Maxaa keeni kara maqnaanshaha ragga • Taageero la’aanta raggaWaxaa barnaamijka ku marti qaadnay la taliyaha ururka Baba Abdirashid Artan. Abdirashiid waxa u xirfad dheeru leeyahay la shaqeynta aabayaasha.Live stream barteena Facebook iyo Youtube, ama meelaha kale oo podcast-ka la dhaheysto sida Apple podcasts, Google Podcasts iyo Spotify.








