![]() |
Nimco NoorAuthor: Nimco Noor
Waxaan ku soo gudbin doonaa sheeko xariirooyinka carruurta, haddii ay ahaan lahayd mid ay wax ka bartaan iyo mid medodaalo ah intab. La soco si joogto ah barnaamijyada Barbaarinta. Language: so Genres: Kids & Family, Stories for Kids Contact email: Get it Feed URL: Get it iTunes ID: Get it |
Listen Now...
Sheekadii Diin iyo Dawaco
Tuesday, 18 May, 2021
Sheekadan carruurtu waxay ka baranayaan, in is laweynidu ay tahay wax aad u xun, sidoo kale dedaalka laga miro dhaliyo uu guul ku dhammaado.












