allfeeds.ai

 

Ladnaan Podcast  

Ladnaan Podcast

Author: Fatumo & Sagal

Being a parent is both a great joy and at the same time stressful and overwhelming, especially if you are rising your child in a different culture and context than yours. In one moment, we feel that everything is so smooth, and the next that we are failing. But we want to assure you that being parent is not being perfect, there is no perfection in parenting, but being a good enough parenting. If you want to strive and better understand yourself as a parent and your child, this podcast series is for you. Get engaged with fruitful and practical tips that you can apply on your daily parent-child relationship. Waalidnimada waa mid ku dheehan farxad, waxayna sidoo kale ay tahay mid howl adag oo mararka qaarkiina welwel leh, qaasatan haddii aad tahay waalid ilmihiisa ku korinaaya wadan ama meel aan wadankiisa eheen. Mararka qaarkii waalidka wuxuu dareemayaa ineey waalidnimada aad u fududahay, marmarna waxaa dhaceysa inaan dareemno guul daro. Laakiin waxaan jecelnahay inaan waalidiinta niraahno ma jirto qof waalid oo dhinac walbo ka dhamaystiran, ama perfect ah. Waalid walbana wuxuu sameeyn wanaag inta karaankiisa. Haddii aad dooneyso inaad waalid ahaan isku fahamto, ilmahaaga fahmto, Podcastigaan waa mid ku anfacaya. Nagala soco halkan, anagoo idiin soo tebineyna talooyin la taaban karo oo aad u isticmaali karto Horumarinta qoyska, kobcinta caruurta iyo dhalinyarada.Music: Joseph McDade (SunRise expedition) https://josephmcdade.com/musicArt by Fartuun Hashi. In collaboration with https://www.noorawellbeing.com/. Waxaan kaa codsaneynaa inaad nala socoto oo aad qiimeyso Podcast-kaan iTunes: https://podcasts.apple.com/se/podcast/ladnaan-podcast/id1526192367 ama Stitcher: https://www.stitcher.com/podcast/ladnaan-podcast?refidstprWaxaad nagala soo xiriiri kartaan: ladnaanpodcast@gmail.com ama Instagram: @ladnaan_podcast
Be a guest on this podcast

Language: en-us

Genres: Kids & Family, Parenting

Contact email: Get it

Feed URL: Get it

iTunes ID: Get it


Get all podcast data

Listen Now...

#73: Sidee loo yeeshaa wadahadal mire leh markuu khilaaf yimaado
Episode 73
Sunday, 17 May, 2026

Nala wadaag aragtidaada xalqadaan, mahadsanid!Xalqadeena waxaan ka hadleeynaa Sideey waalidka iyo ilmihiisa u yeelan lahaayeeen wadahadal mire leh markuu yimaado khilaaf. Xalqadan waa mid ay dhageystayaasheena naga soo codsadeen. Waxaan rajeyneynaa inaan ka jawaabnay su'aalaha aad nasoo weydiiseen qaar ka mid ah.Haddaba noo soo gudbiya su'aalaha ama mawduucyada aad rabtaan inaan ka hadalno.Heesta hordhaca Maslax Mideeye. 

 

We also recommend:


The Homeschool Project Podcast
Nathan and Anita

Fishful Thinking
Archive

Happy Unschooling
Wa Ode Lis Eviyanti Ningsih

Catholic Family Uncorked
Trent Hillaert & Michelle Hillaert

2 Bearded Dads
Dale and Nate

Resiliência Familiar
Diego Cardoso

Discrimination In Black Youth
Ashley

Unexpected Plan
Unexpected Plan

#1 Trailer Tumbuh Kembang Anak
Enka Ishmatika

Untapped Filters
Untapped Filters

PedColo
Gabriele Teodoro

PodPaiCast
Nelson Malta