![]() |
SBS Somali - SBS AfsomaliAuthor: SBS
Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga. Language: so Genres: Daily News, News, Society & Culture Contact email: Get it Feed URL: Get it iTunes ID: Get it |
Listen Now...
Bangiyada oo ka digaya khayaamooyinka cusub ee AI deepfake.
Friday, 16 January, 2026
Qoysaska ka walwalsan khiyaamooyinka ku saabsan deepfake-ga codka — sida qof iska dhigaya ilmahaaga ama qof kale oo qoyskaaga ah, oo lacag degdeg ah ku weydiisanaya — Mr Roberts wuxuu kula talinayaa, tallaabo sahlan oo ay ku badbaadi karaan. Waa inay samaystaan is-af-garasho ama password ay qoyska oo keliyihi isla og yihiin.








